X

Imisaad maqasheen maamul jufeed dhahaaya waan u jarney dawlada xiriirkii iyo barnaamijkii fagaaraha: dood KULUL

Doodii fagaaraha ee inta badan lagu qabto Maraykanka magaalooyonka mataanaha ah ee Minasota ayaa doorkan waxa marti ah wasiirkii hore ee difaaca iyo siyaasiyiin iyo aqoonyahano kale. Imisaad maqasheen mamul jufeed dhahaaya dawladii ayaa kala noqoney kalsoonida waa hadalkii wasiirkii hore ee difaaca.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.