Kulankii qadada ee ay yeesheen Gaas iyo C/kariin Guuleed ayay ka jeediyeen hadalo u badnaa nabada hala ilaaliyo waxase ugu qosol badnaa midkii u jeediyay Gaas oo uu sheegay in iyagu dagaal holciyeen intii ay nabad ka shaqayn lahaayeen. Wuxuuna ku casuumay dhinaca kale ee Woqooyi in uu yimaado.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM