Siyaasi Kalash oo ah siyaasiyiinta reer Sool ee jooga Hargeysa ayaa ka cadhoodey doorashadii Saylici ku guulaystay isaga sheegay in aanu Siilaanyo wax nabada naga dhaxayn..wuxuu Xaglatoosiye u sheegay in uu is casilo si ay u tusaan Siilaanyo waxa ay yihiin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM