Cadaado–Jeneral Indhacade iyo madaxweynihii hore ee Galmudug Caalim ayaa diidey heshiis dhawaan ay wada saxiixdeen Xasan Sheekh iyo C/wali Gaas kaas oo dhigayay in gobolka Mudug dadka degaa aanu ka qaybgalin maamulka loo samaynayo Galguduud iyo Mudug oo sida la sheegay badha.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM