Afrikaan ka socda Sinigaal oo Somalidu aqoon xiriirka kala dhaxayn ayaa Ingiriisku barayaa Woqooyga Somaliya si ay riyo been u qaadaan dibna uga gadaan Afrikada kale. Waxay tani ku sameeyeen dalka fiqiirka ah ee Gini oo markii dambe ka qoomammeeyay.
”Maantana ma Sinigaal ayuu noo keenay oo beri horjooge Muuse Biixi soo dhaweyn doonaa waa igu sawir kadibna ka dhig gobol sare tagay oo wax walba caadi yihiin ayuu yiri Xuseen Warsame.
Maaha markii ugu horeysay uguna dambeysay ee Afrikaan yimaado Hargeysa oo loo sheego beenta la waday mudada 30 ka sanno ee Kofurtana dagaal lagula jirey inayna degin.
Maxamed Yusuf
ARAABINEWS