Ingiriiska ayaa magacaabay laba argagixiso oo midiyo iyo gaadhi ku dilay 7 qof habeenimadii Axadu soo galaysay. Labadan argagixiso ayaa booliisku sheegeen in ay ogaayeen marna ay la murmeen booliiska.
Argagixisada oo ka faaiideysanaysa xoriyada taala Ingiriiska ayaa u adeegsadey in ay xasuuqaan dad aan waxba galabsamn oo iska fadhiya maqaaxiyaha. Argagixisada Daacish ayaa Baqdaad ku xasuuqdey 300 oo qof halmar.
Labadan argagixiso ayaa midi ku dhashay Bakistaan dalkaasna uga yimi in uu nolol ka helo Ingiriiska laakiin ugu bedelay in uu dad xasuuqo. Halka ka kalana uu sheegtay in uu ka yimi Liibiya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS