Ingiriiska ayaa sheegay in ay aqoonsadeen ninkii waalnaa ee dadka jiirsiiyay gaariga. Ninkan ayay ku sheegeen nin booliiska u diiwaangashanaa oo dambiyo hore gaystey laguna qabtyey midi sanadkii 1983.
Ninkan ayay ku sheegeen nin dambiyo soo galay laakiin aan laga fileyn in uu falalkan waalida ah. Ninkan ayay ku magacaabeen Khalid Mascuud oo ka jeeda bulshada Bakistaan laakiin ku dhashay Ingiriiska.
Da'da ninkan ayay ku sheegeeen 52 jir aan caqligi ku yarayn laakiin go'aansadey in uu dadka jiirsiiyo gaadhiga. Dadka dhinbtey ayaa ah sadex iyo ninka wax jiirsiiyay inkastoo laba askar oo kale xaalkoodu xunyahay.
Wasz sira oo laga yahay ninkan ayaan jirin maadaama u dhintey.
Rashid Ceelanyo
ARAABINEWS