X

Injieer Maxamed Faarax oo wax laga waydiiyay askar maamulka Hargeysa qoranayo oo u dagaalamaya Sucuudiga

Injineer Maxamed Faarax oo ka tirsan golaha Siyaasada ee reer Awdal ayaa waraysi uu siiyay codka Khaatumo State wax laga waydiiyay ciidan uu qoranayo maamulka Hargeysa si ay ugu dagaalamaan Sucuudiga oo dagaal diimeed kula jira dalka jaarka ay yihiin ee uu burburiyay ee Yaman kaas reer galbeedkuna ku raacsan yihiin siiyaana taageerada ugu badan.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.