X

Injineer Maxamed Faarax oo Suldaan Wabar kula taliyay in uu kala saaro suldaanimada iyo siyaasada: maxaa soo kordhey: ARAG

Injineer Maxamed Faarax ayaa ka hadlay wadahadalo la sheegayo in ay u socdaan Suldaan Wabar iyo odayo beeshiisa hoose ah iyo dhinaca kale maamulka Siilaanyo…Wuxuu ka digey in uu isku khaldo Suldaanimada iyo kacdoonka oo uu ku tilmaamay mid niyad jabiyay dad badan khalkhalna keenay. ”wadadaas horaa loogu khasaaray waanan kaaga digayaa”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.