X

Inta badan xaafadaha magaalada Beledweyne oo laga qaxay: SAWIRO

Inta badan xaafadaha magaalada Beledweyne oo laga barakacay. Qaxan ayaa yimi ayadoo roobab xoog u da’ay ay keeneen in webiga Shabeele uu fataho. Dhawaan ayay ahayd markii Dadka gobolku ka cabanayeen biyo la’aan.

Dadkii kunoolaa Xaafadaha kala ah Xaawo-Taako ,Kooshin iyo qeybo ka mid ah xaafadda Buundo-weyn ee magaalada Beledweyne ayaa barakacay Saacaddihii lasoo dhaafay.



Kumanaan qoys oo ka barakcay Fatahaadda ayaa ku sugan duleedka Magaalada Baledweyne , halkaasi oo ay ku heysato xaalad nolol xumo.

Dadka Caafimaadka Bartay ayaa sheegaya in Fatahaadda biyaha Webiga laga baqdin qabo in ay ka dhashaan cudurrada faafa oo ay ka midka yihiin Shuban-biyoodka.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.