X

Iraan oo diyaarado cunto ah la gaartey akhwaanka Qadar ee uu coleystey Salafiga Sucuudigu

An IranAir Boeing 747SP aircraft is pictured before leaving Tehran's Mehrabad airport September 19, 2011. REUTERS/Morteza Nikoubazl/File photo

Iraan ayaa diyaarado cunto ah la gaartey akhwaan Muslimiinka Qadar ee uu coleystey Salafiga/wahaabiga Sucuudigu. Qadar iyo Sucuudiga oo labaduba kala taageera argagixisooyinka ugu xun aduunka ayaa is ifka isugu neceb.

Diyaarado cunto ah ayaa ka degay Qadar oo ay soo wajahday cunto yaraan maadaama dhulkeedu yahay saxare. Waxa dhinaca kale Iraan soo wadaa maraakiib cunto oo u badan kuwa waara.



Diyaaradaha ayaa la sheegay in ay wadaan khudaarta sideeda loo cuno iyo kuwa la kariyo. Erdogan oo ay isku urur diimeed yihiin Qadar ayaa cadhaysan balana qaadey in uu gayn doono ciidan gaaraya 10,000 oo difaaca Qadar.



Urur diimeedyada Carabta ayaa gaaray halkii ugu xumaa kuna dhamaanaya in ay ku noqoto halkii ay ka soo ifbaxeen suntan ku faaftey Muslimiinta inteeda fiqiirka ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.