X

Is barbardhig sida Turkiga loogu soo dhaweeyay madaxweynaha Ruushka iyo kan Maraykanka

Shirkii G20 ee dhawaanta dhamaaday ayaa la isla gartey in la diciifiyo awooda argagixisadu ay isku abaabuli karto soo diri karto ama lacag siin karto kuwo fuliya falalka lagu xasuuqayo dadka bani aadamka ah. Hadaba is barbar dhig sida loo soo kala dhaweeyay Obama iyo Puntin shirkaasi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.