X

ISAAQ gabadhey ka oohiyeen gogol ayaan uga fadhinaa: Ayaan aabaheed

Aabaha dhalay Ayaan Cabdiwelli oo Hargeysa oo ay ku dhalatey lagaga oohiyay ayaa afka furtey kana dalbaday beesha ISAAQ ee horjooge Muuse Biixi hogaamiyo gogol xaal marina. Cabdiwelli oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay hadday taasi dhici waydo inaa arinta meelkale laga raadin.


”Anigu xornimadii dalka ayaan dhshay aabahayna gumeysigi ayuu dhashay laakiin awoowgey wuxuu dhashay Soamli oo xora marka halka ay ka timi LAAN LAAN ma garan karo ayuu yiri Cabdiwelli.

”Qabiilo badan dawladii dhexe way la dagaalantey waxana muuqata inay dhamaantood hore uga socdeen laakiin welli idinku cuqdad gaara aad ku abuurtaan ciyaalka soo koraya ayuu yiri Cabdiwelli.



Gabadhii aad ka oohiseen xaalkeedii ayaan idiinka fadhinaa hadayna taas ahayn waxay noqonysaa xumaan aad ugu talogasheen, hadhowna yaan lays eersan ayuu ku soo xirey Cabdiwelli.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.