X

Isbahaysiga musharaxiinta oo ka qayliyay cadaalad daro Siilaanyo sameeyay: ARAG MUUQAAL Buuxa

Isbahaysiga musharaxiinta ee garabka Xirsi iyo Samaale ayaa mar labaad ka qayliyay cadaalada darada uu kula kacay xisbiga. Waxay ka digeen in la qabto shir aan loo dhanayn oo la filayo in Siilaanyo beri qabsado. Musharaxiinta ayaa is amaanay lamana garanayo haddii Siilaanyo maqli waayay waxay samayn doonaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.