Isha Baydhabo waa hees hadda daawaha laga rogey iyo codkii halaasigaa ahaa ee Safiyo Tusmo
Isha Baydhabo waa hees hadda daawaha laga rogey oo ay ku luqeynayso fanaanada reer Maraykan ee Safiyo Tusmo. Heestan ayaa ka mid ahayd dagaaldega loo sameeyay maamulka Koofur Galbeed.