Abwaan Dheeg hadana ah xildhibaan ayaa sheegay in uu ka carowareegay xisbiga Siilaanyo ee Kulmiye sheegaynas in la galay hogii qabyaalada sidaas darteedna uu ku sii Jiri Karin. Mar haddii lagu dhegeysan waayo waxaan is iri uga bax inta aaney ku liqin.
Maxamed Yuusuf
ARAABIONEWS.COM