X

Isimada Dhulbahante Oo War Cad ka sheegay nabadeed “Anagu Garoowe Ma tagano Gogolna Nooma Dhigtan Hadaanu Nahay Siciid Harti

Isimada Siciid Harti oo midaysan ayaa si cad ka sheegay shir ka dhacay QORILEY in Garoowe gogosha ay sheegeen in la dhigaayo aanay qusayn Dhulhabante islamarkaana ay tahay meesha looga soo duulay dadkooda taasina ninkii ku riyooday uu dib u liqo. Isimada beesha siciid harti dhulbahante ayaa seefta galka uga saaray majeertenka iyo kooxd daarood isku magacowday

Isku soowada duubo garaad jaamac  garaad cali garaad saleebaan maxamuud iyo cuqaal kale oo u hadlay Dhulbatante ayaa si kulul ula hadlay ergada Daaroodka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.