X

Iska horimaad rasaas la adeegsadey oo ka dhacay Lawyacado iyo waxa sababay

Iska horimaad rasaas la adeegsadey ayaa ka dhacay Lawyacado oo ka tirsan gobolka Awdal. Israasaynta ayaa timi markii iskaashato laga leeyahay gobolka Awdal loo diidey inay Lawyacado ka rartaan halka loo sheegay in la ogolyahay kaliya mid uu wado badhasaabka iyo gudoomiyaha kastamka oo midna Jabuuti ka soo jeedo midna Hargeysa.

Iskaashatada reer Awdal ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay ilaa 20 ka mida iyaga. Waxa jira cunaqabatayn casriyaysan oo dadka deegaanka ay ku hayaan dadka looga keeno dibedda.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=IfcZEO5ivGc[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.