Iskaashatada basaska Hargeysa ayaa qaylodhaan u direy madaxweyne Siilaanyo iyagoo ka cabanaya maayerka Hargeysa. Iskaashatadan oo la hadlay saxaafada ayaa qaylodhaantan ku sheegay in Siilaanyo kaliya wax ka qaban karo iyagoo sheegaybin ay quus taagan nyihiin. maxayse ka cabayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS