X

Iskaashi aan hore u dhicin oo lagu soo qabtey argagixis xasuuq badan gaystey Muqdisho

Wararka imaanaya magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Dayniile ayaa sheegaya kadib shacabku la kaashadeen ciidanka booliiska ay u suuragashay inay gacanta ku soo dhigaan argagixis gaystey xasuuqyo badan.


Dawlada ayaa lagu eedeeyay inayna dilin argagixisada marka la xukumo taas oo ka dhigeysa waxa dhan cadaaladii gaalada iyo weliba tii waraabaha.

Dhiigmiiratada kooxda gaalaynta ayaa kordhisay xasuuqa dadka Muqdisho oo iyaguna ku fashilmey inay la socdaan dhaqdhaqaaqa kooxda amaba aan diyaar u ahayn in dawladnimo dhisanto.


Si kastaba ha ahaatee waxa gacan ku dhiiglahan lagu soo qabtey iskaashi u dhexeeya dadka oo dhimashadoosdii badatey iyo booliiska.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.