Camuud–Gaadhi iska roga oo marayay aaga Camuud oo dumar dhexda ka soo qaaday ayaa rogmatay. Dhaawicii dadkoo dhan ayaa loola cararay isbitaal Xayaad halkaas oo agaasinka isbitaalka Dr Maxamed Dirir iyo dhaqaatiirta kale tuseen saxaafada. Ninka waday iskarogada ayaa sheegay in gaadhiga uu ka waayay biriigii isla markaana gaadhigu la karaaray. Gawaadhida la wato dalka ayaan lahayn wax dabasocda iyadoo uu jiro musuq aad u badan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS