X

Isku daawo wasiir caayay hooyo danyara iyo jawaab kulul oo ay siisay: waxa balana in lagu dhirbaaxo

Hooyadan ayaa caruurteeda laga soo eryay dugsiga, waxase uga daran wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland C/llaahi Dheere oo caay ugu daray. Waxay tiri waxa balana in lagu dhirbaaxo.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.