Isku soo bax si weyn loo soo abaabulay ayaa lagu taageeray doorashada Muuse Biixi iyo Saylici kaas oo ka dhacay degmada Baki. Masuuliyiinta qaban qaabisey isku soo baxa ayaa ka hadlay sida ay u taageersan yihiin doorashada iyagoo amaaney Siilaanyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM