X

Iskuduwaha cusub ee caafimaadka gobolka Awdal oo ka halday xilka cusub

Iskuduwaha cusub ee caafimaadka gobolka Awdal Mustafe Muumin oo ka halday xilka cusub sheegayna in uu la shaqayn doono dadka ka khibrada badan maadaama uu yahay dhalinyaro.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.