Iskuduwaha cusub ee caafimadka ee gobolka Awdal ayaa kormeeray xarumaha caafimaadka Boorama oo ay ku weheliyaan madaxa talaalka gobolka Maxamed Xaaji Cumar Yaabe. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS