Iskuduwayaasha gobolka AWdal ayaa warbixin siiyay gudiga hantida oo ka timi Hargeysa. Iskuduwayaasha ayaa ka hadlay baahiyaha jira iyo sidii wax loo qaban lahaa. Kulankan ayaa u ekaa mid waqti lumisa oo midna kan kale aanu caawin Karin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM