X

Ismaaciil Cumar Geeele oo raba sidii gaalada inuu dadka safraya huteelo ku xidho

Dadka Jabuuti ayaa aad uga xanaaqay fadhiid Ismaaciil Cumar Geeelle oo Jabuuti hog ku riday muddada 22-ka sano oo ku soo rogaya inuu dadka safraya huteelo ku xidho sida gaalada. Huteel ku xidhidan ayaa marmarsiiyo looga dhigayaa ka hortaga Karoona.


”Waa arin laga xumaado in Ismaaciil Cumar Geelle sidii gaalada masaakiinta safraya uu huteelo geeyo kadibna yiraa iska bixiya idinku ayuu yiri Xirsi Kaamil.


Suuragal maaha in dadka maaarka ka soo degay oo markii horeba xoogaa haysta laga furto intii yarayd ayuu raaciyay Xirsi Kaamil. Waxaan ugu baaqaynaa Ismaaciil inuu ka noqdo talaabadan guracan.

Ismaacil Cumar Geelle ayaa ku fashilmay wax u qabadka dadka waxana uu ugu bedelay qabyaalad cad oo Jabuuti dhexdeeda ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.