X

Itoobiya oo asxaan u samaysay tahriibayaal ka tagey Woqooyiga Somaliya: Injir iyo gaajo ayaa na dishay: ARAG

Tahriibayaal ka tagey Woqooyiga Somaliya oo isugu jira wiilal iyo gabdho dhalinyara ayaa Itoobiya ka soo celisay xafka Suudaan. Tahriibayaasha haweenka ayaa inta badan lagu kufsadaa Suudaan iyo Liibiya halka wiilashana la garaaco ilaa ay bixiyaan lacagta. Tahriibayaashan oo Wajaale la keenay ayaa dareemay farxad gaara.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.