Hargeysa–Itoobiya ayaa joojisey in baasaboorka ay samaysteen maamulkla Somaliland lagu tago dalkeeda iyado ka mid ahayd wadanka kaliya ee lagu tago baasaboorkaas. Dadkii ku khasaarey iibsiga baasaboorkaas oo qaarkood xanuuno hayaan ayaa Hadley.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM