X

Itoobiya oo safiir cusub u soo magacowdey Somaliya

Itoobiya ayaa safiir cusub u soo magacowdey Somaliya ayadoo sheegtay in safiirkii hore uu ka dhamaadey xilligiisii. Warkan ayaa imanaya yadoo dawlad cusub ka dhalatey dalka lana filayo isbedel weyn.

Safgiirkan cusub ayaa lagu magacaabaa Jamaaludiin Mustafe wuxuuna hore u ahaa safiir ku xigeenka safaarada u qaabilsan arimaha Somaliya, wuxuuna shaqadan kala wareegayaa C/casiis Amed Cumar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.