Wasiirka duulista iyo hawada dawlada Somaliya mudane Jangali ayaa Buuhoodle jooga isagoo halkaasi si aada loogu soo dhaweeyay. Buuhoodle ayaa waxa sheegta maamulka Siilaanyo ee gooni goosadka tanise waxay muujinaysaa in maamulka Khaatumo si awooda ku maamulo Buuhoodle.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM