X

Iyadoo berito ay ciid tahay waxaan idiin soo xulnay barnaamij xiise leh oo laga diyaariyay suuqyada Muqdisho

Munaasabada ciidul adxa ayaa si weyn looga dareemayaa dhamaan deegaanada Somalida oo dhan ha ahaato Jamhuuriyada iyo dalalka la jaarka,,waxaanse idiin soo xulney barnaamij xiise leh oo laga diyaariyay magaalada Muqdisho iyo suuqyada jira oo wali ku ximiran alaab laga keenay aduunyada kale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.