Dhamaan jaaliyada Bahabar Cabdalle ee iskandaneefiya iyo Beljim waxay tacsi u dirayaan ilma Xasan Dirir Dubad, geerida ku timi hooyo Xabiiba Cumar Cali oo maanta lagu aasay magaalada Boorama,,waxay hooyo Xabiiba Cumar Cali rabi uga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo, caruurteeda iyo intii ay soo korisayna,eheladkeeda iyo qaraabadeedana samir iyo iimaan ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS.COM