Jaaliyada Puntland ee Holland ayaa taageero u muujisey ciidanka Puntland iyo cidii a qaybgashay guushii lagu jabiyay dalimiintii soo adeegsaday caruur aan diin waxba ka garanayn loona sheegay in gaalo ku duulayaan. Waxayna sheegeen in Somali kaligeed ka guulaysan karto dulmiga ay wadaan cadowga koowaad ee Somalida.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS