X

Jaaliyada Khaatumo State ee Maraykanka oo su’aalo adag ku garaacdey Cali Khaliif

Jaaliyada Khaatumo State ee Maraykanka ayaa su’aalo adag ku garaacdey Cali Khaliif oo isku dhiibey maamulka Somaliland. Cali Khaliif ayaa jaaliyadu kula duldhacdey caradii ay ka qaadeen isaga.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=P2OckxUI17k[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.