Jaaliyada Khaatumo State ee Nayroobi ayaa war ka soo saartey madaxtinimada Cali Khaliif oo hadda isku dhiibey Somaliland baryahana dhex mushaaxa Hargeysa. Cali Khaliif ayaa Khaatumo ka dhigtey mansab jeeb lagu sito oo shaqsi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS