Jaaliyada reer Adal ee Sweden oo taageero u muujiyay Suldaan Wabar+ MUUQAALO
Stockhom 23 Dec 2014–Jaaliyada reer Adal ee Sweden ayaa taageero u muujiyay Suldaan Wabar. Jaaliyada reer Adal oo kulan khaasa isugu yimi ayaa sheegay ahmiyada ay leedahay midnimadu iyo in si qadiyad loo wajaho xaalada taagan.