Jaaliyada Somalida Itoobiya ee Ingiriiska ayaa taageero u fidisey madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo mar labaad loo doortey hogaanka Somalida Itoobiya kadib doorasho xalaala oo ka dhacdey dalkoo dhan. Jaaliyada Somalida Itoobiya oo ah mid isku duuban ahna jaaliyada balaadhan ayaa goobta ka sheegtey sida ay ugu faraxsan yihiin soo noqoshada madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar.
ARAABINEWS.COM