Helsinki–Jaaliyadaha Puntland ee dalka Finland ayaa si xun u cambaareeyay xasuuqii argagixisada shabaab ka gaysatay Huteel Central ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku xasuuqeen ilaa 25 qof oo u taagan waajibkii Alle ee salaada Jimce. Argagixisada ayaa falalka noocana kadib yiraa Allahu Akbar.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS