Jaamacada Camuud ee da’da weyn ama aabaha jaamacdaha Somaliyeed burburka kadib ayaa bilaabeysa heerka jaamacadeed ee Phd iyadoo isticmaalaysa macalimiin Somali ah iyo kuwo ajaaniba oo inta badan aan la sheegin halka ay imanayaan. Macalimiinta hadda jooga ayaa noqon doona kuwa ka faaiideysta heerkan cusub ee jaamacadeed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM