X

Jaamacada Camuud oo jawaab kulul ka bixisay weerar qaawan oo uu ku qaadey wasiir C/llaahi Dheere

Jaamacada Camuud ayaa jawaab kulul ka bixisay weerar qaawan oo uu ku qaadey wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland C/llaahi Dheere oo si qarsoon u sheegay in ardeyda Camuud jufo gaara u hiilisey.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.