Jaamacada Eelo ee Boorama oo yeelatay gudoomiye cusub iyo xilwareejin ka dhacday+MUUQAAL
Boorama–Jaamacada Eelo ee magaalada Boorama ayaa yeelatay gudoomiye cusub iyo xilwareejin ka dhacday. Jaamacada ayaa ka mida jaamacadaha ka dhisan gobolka Awdal qaasatan magaalada Boorama oo ay ka qalinjabiyaan arday farabadan.