X

Jabhad hubeysan oo looga dhawaaqay Sanaag iyo cida ay iska xoreynayso oo ay sheegeen

Jabhad hubeysan ayaa looga dhawaaqay Sanaag iyo cida ay iska xoreynayso oo ay sheegeen. Afhayeen u hadlay jabhadda ayaa afka ku dhiftey waxay tabanayaan oo u badan cadaalad xumo.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.