X

Jabuuti oo cudurka hargabka Wuhaan caga dhigtey

Dawlada Jabuuti ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horeeyay ee cudurka hargabka Shiinaha. Wasiirka caafimaadka ee dalkaasi Maxamed Warsame Diiriye ayaa sheegay in uu dalka cudurka soo geliyay nin u dhashay dalkaasi Isbeyn.

Waxaan hadda la takoorey ninkaas xaaladoisuna way fiican tahay, waxaan bilowney inaan raadino dadkii ninkani la macaamilay ayuu raaciyay wasiirku. Dhawaan cudurkan laga wada helay wadamada la jaarkaah Jabuuti ee Sonaliya oo uu Keenay Somali iyo wadamada kale ee Kiiniya iyo Itoobiya.


Waxa welli socda faafida cudurkan ka bilowdey gobolka Wuhaan ee Shiinaha, ayadoo hadda kiisaskii ugu dambeeyay ay gaaraysa 200,000 oo qof dunida oo dhan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.