X

Jabuuti oo deeq raashina la soo gaartey Awdal iyo hadaladii laga jeediyay

Jabuuti ayaa deeq raashina keentay Awdal. Dadka xeebaha Awdal ku nool ayaa waxa ku dhuftey duufaano aad u xun kuwaas oo gaarsiiyay qasaare aad u balaaran oo nolol iyo xoolaba leh.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mM3R_bB-dJA[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.