X

Jabuuti oo mashruuc isgaarsiineed u hoosgeliyay Somaliya iyo xarig Berbera maraya: SAWIRO

Jabuuti ayaa mashruuc isgaarsiineed u hoosgelisay Somaliya iyo xarig Berbera maray. Shirkad Jabuuti laga leeyahay ayaa rabta inay Somaliya ka iibiso mashruuc isku xiraya ilaa Mombasa.



Shirkada loo yaqaan ”isgaarsiinta deg dega ah ee Afrika” ayaa rabta inay xarig mariso Berbera, Muqdisho ilaa Mombasa xarigaasna ay ka sii iibiso Somaliya qaybteeda.



Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Cashur Xasan ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb galayaan shirkadaha isgaarsiinta ee dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.