Jabuuti 23 ec 2014–Dawlada Jabuuti ayaa samaysay caymis caafimaad oo dadka dalkeedu si fudud u heli karaan dhakhaatiir iyo daawo. Qofka ayaa laga rabaa inuu bixiyo lacag cayiman halka dadka qaar ay yihiin bilaash sida dadka waaweyn iyo dadka curyaanka ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS