X

Jabuuti oo war u dirtey Afrika xilli ay ka walaacsan tahay jaarkeeda Eritariya

Jabuuti ayaa war u dirtey Afrika xilli ay ka walaacsan tahay jaarkeeda Eritariya oo ay isku hayaan xadka u dhexeeya labada dal. Qadar ayaa kala baxdey ciidamo yar oo ka joogey halkaas waxase aad is waydiin kartaa aaway Carabtii ay la safatey miyay askar u soo diraan.





Maxameed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.