Wasaarada waxbarahada dawlada dhexe ayaa soo dhejisay jadwalka imtixaanaadka daugsiyada sare kadib markii hore la fashiliyay oo suuqa la soo geliyay. Imtixaanka ayaa bilaaban doona 27-ka Bishaan, waxaana uu socon doonaa ilaa 31 Bishaan May ee sanadkan 2019.
Wasaarada Ayaan ilaa hadda helin cida fashilisay imtixaankii hore ee bishan horaanteedii socday. Waxa dib u dhiga aad uga xumaadey ardey aad u farabadan oo soo diyaariyay.
Waxase wax laga xumaado noqdey in arintii la siyaasadeeyay. Waxase fiicnaan lahayd haddii wasaaradu awoodo in ay hesho cida imtixaanka fashilisay.
Hoos ka fiirso sida jadwalka cusub yahay
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS