X

Jagada ku xigeenka gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland waxa loo daayay Awdal

Xisbiga Wadani ayaa beeniyay in jagada ku xigeenka gudoonka golaha wakiilada maamulka Somaliland loo diidey Siciid Cilmi Rooble ee uu jirey heshiis hoose oo isna ku jirey oo ahayd in loo daayay gobolka Awdal.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.